Posts

Showing posts from August, 2025

iga filo casharo waxtar leh .

 asalaamu alaykum asxaabta aqrisanaysa . mardhow wax maanan soo dhigin marka iga raali noqda. insha allah waxaan ku dadaalayaa qaabka aan wax idiin ku soo gudbin , warbixino iyo casharo waaxtar leh , gaar ahaan dhalinyarada jacel cilmi nafsiga madow ama dark psychology .  nabadiino saaxiib