iga filo casharo waxtar leh .
asalaamu alaykum asxaabta aqrisanaysa . mardhow wax maanan soo dhigin marka iga raali noqda. insha allah waxaan ku dadaalayaa qaabka aan wax idiin ku soo gudbin , warbixino iyo casharo waaxtar leh , gaar ahaan dhalinyarada jacel cilmi nafsiga madow ama dark psychology .
nabadiino saaxiib
Comments
Post a Comment